Madaxweyne Qoorqoor oo guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay shir gudoomiyey shirka Golaha Amniga Galmudug. Kulankii 8aad ee shirka Golaha amniga waxaa kasoo qayb galay dhammaan xubnaha Golaha, waxaana laga dhagaystay warbixin ku saabsan qorshahooda dhanka amniga iyo siyaasadaha gacan siiya amniga. Shirkan ayaa waxaa soo agaasimey xafiiska Amniga Galmudug, waxaana looga dooday … Continue reading Madaxweyne Qoorqoor oo guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Galmudug